Nairobi, ...More
8.Shir jaraa’id - 4th August 20091.Waxaan ku bogaadinayaa geesinamadii ay naftooda qaaliga ah ugu hureen difaaca Dalka iyo Diinta, waxaana tacsi u dirayaa dhammaan eheladii ay ka geeriyoodeen Geesiyaashii Naftooda Qaaliga ah Ku Waayay Difaaca Dalka ( Naxariistii Jano Allaha Ka Waraabiyo)
2.Sidoo Kale Waxaan Bogaadinayaa ...
More
9.Shir jaraa’id, Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed - 27th July 2009Maanta Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed wuxuu ka qayb galay kulankii baarlamaanka ee manta. Madaxweynuhu qodbad ayuu ka hor akhriyey baarlamaanka maantay.
Waxyaabihii uu qodbadiisa ka hadlay waa sidatan:
1. Tacsi uu u diray mudanayaashii baarlamaanka ee geeriyooday dhowr...
More
10.Shir jaraa’id, Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed - 12th July 2009 Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed wuxuu maantay oo Axad ah taariikhduna tahay 12 ka uu qabtay shir jaraa’id.
Madaxweynuhu wuxuu shirkiisa jaraa’id ku bilaabay sidatan:
1. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa geesiyada ciidankeenn...
More
11.Shir jaraa’id - 28th June 20091. Salaan
2. Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa, Munaasabadihii 26kii June ee Gobollada woqooyi ee Soomaaliya Xorriyadda Qaateen iyo 1da July oo ah maalintii ay Gobollada koofureed Xornimada qaateen iyo weliba mallintii ay Walaaleheena Gobollada Woqooyi suuragal ka dhigeen oo h...
More
12.Shir jaraa’id - 22nd June 20091.Waxaan Tacsi u diraynaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee dhimasho, dhaawac iyo barakac soo gaartey
2. Waxaan aad ugu mahad celinayaa ciidamada qaybohooda kala duwan iyo shacabka soomaaliyeed ee sida geesinimo leh uga hortegey cadawga dalkooda soo weeraray. Waxaanan hubna Inshallah in ay ...
More
13.Shir jaraa’id, Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed - 25th May 2009
Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Ahmed ayaa qabtay Shir jaraaid horraantii mantay oo isniin ah, 25ka May 2009. Madaxwaynahu wuxuu qaabilay oo la hadlay koox saxaafada ka socotey. Madaxwaynuhu shirka jaraaid wuxuu ku bilaabay sida tatan: