![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
|||||
|
|||||||||
|
|||||||||
|
|||||||||
|
War Saxaafadeed Shir jaraa’id - 4th August 2009 1.Waxaan ku bogaadinayaa geesinamadii ay naftooda qaaliga ah ugu hureen difaaca Dalka iyo Diinta, waxaana tacsi u dirayaa dhammaan eheladii ay ka geeriyoodeen Geesiyaashii Naftooda Qaaliga ah Ku Waayay Difaaca Dalka ( Naxariistii Jano Allaha Ka Waraabiyo) 2.Sidoo Kale Waxaan Bogaadinayaa Halganka Shacabka ay ku Doonayaan Soo Celinta Karaamadooda iyo Qaranimadooda. 3.Dowladda waxey si rasmi ah u qaadatay ku dhaqanka Shareecada Islaamka. 4.Somalida waa muslimiin 100% , Taariikhdu waxey na bareysaa in culumadii soomaaliyeed ay diinta ku faafiyeen si nabad ah oo ummadda wada gaartay. 5.Meel aan nabad ka jirin wey adkaaneysaa in shareecada la fuliyo, waana astaamaha muhiimka u ah ku dhaqanka shareecada. 6.Diintu waxey na fareysaa in Muslimiinta ay calaaqaad wanaagsan la yeeshaan dadka kale. Other Press Releases 1.War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Afhayeenka dawladda federalka KMG ee Soomaaliya Mogadishu: Ra’isul... Muqidsho: Warfaa... Kulan aad u xasaasi ah oo ay yeesheen golaha wasiirada iyo Madaxweynaha soomaaliya ayaa maanta oo talaada ah ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya. Not Available in Somali Muqdiso, 05 August 2009,
Remarks with Somali Transitional Federal Government Hillary Rodham Clinton Maanta Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed wuxuu ka qayb galay kulankii baarlamaanka ee manta. Madaxweynuhu qodbad ayuu ka hor akhriyey baarlamaanka maantay. 1. Tacsi uu u diray mudanayaashii baarlamaanka ee geeriyooday dhowr... Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed wuxuu maantay oo Axad ah taariikhduna tahay 12 ka uu qabtay shir jaraa’id. 1. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa geesiyada ciidankeenn... 1. Salaan 1.Waxaan Tacsi u diraynaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee dhimasho, dhaawac iyo barakac soo gaartey
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|