Xulo Luuqaddaada: Somali  |   English  
   Raadi:  
War Saxaafadeed  |  Nagala Soo Xidhiid  

Dowladda Federaalka Kumeel-Gaarka (DFKMG) ee Jamhuuriyadda Soomaaliya waa Dowladda Soomaaliyeed ee waqti xaadirkaan adduunyadu aqoonsantahay.

 

Sii aqri

> Home
> Madaxweynaha
> Ra'iisul wasaaraha
> Baarlamaanka
> Maqalka & Fiidiyowyada
> Wararkii ugu dambeeyay
> Xidhiidhada Muhiimka ah
> War Saxaafadeed
> Weydii Dowladda
> Nagala Soo Xiriir


AXDIGA KU MEELGAARKA AH
DASTUURKA



Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Wargelin

War Saxaafadeed


Shir jaraa’id, Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed - 25th May 2009

 

Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Ahmed ayaa qabtay Shir jaraaid horraantii mantay oo isniin ah, 25ka May 2009. Madaxwaynahu wuxuu qaabilay oo la hadlay koox saxaafada ka socotey. Madaxwaynuhu shirka jaraaid wuxuu ku bilaabay sida tatan:
 
Shir saxafeedkan wuxuu ku taxaluqaa waaqica maanta ka taagan dalka. Marka hore, waxaan jeclahay inaan tacsi u diro dadka ku dhintay dagaallada ayagoo aan waxba galabsan. Sidoo kale, waxaan u rajaynayaa dadka ku dhaawacayna inay dag dag caafimaad taam ah ku helaan.
 
Sidaad  ogsoon tihiinba, Dowladda Ku meelgaarka ee Federalka (DFKM) inay isku dayday inay nabadda iyo xasiloonida soo celiso iyo in isla mar ahaantaasna Dowladdu billaawday dib u heshiisiin Somalida dhexdooda ah. Kooxa waxaa jira dawladda la heshiiyay, laakin waxaa jira kooxa aanba diyaar u ahayn inay Dawladda la heshiiyaan. Waxaan aad ugu mahadnaqayaa dadka Somaliyeed taageeradooda aan kala go’a lahayn ee ay u hayaan Dawladda. Kooxaha Dawladda mucaaradsan waxay diyaar u yihiin dhibaato, ayagoo ka soo horjeeda kala dambaynta iyo xasiloonida. Qorshayaashoodana iyo ujeeddooyin kooduna ma ahan kuwo ay danta Somaleed ku jirto. Waxay wataan ajande dadkale.. Waxay wadanka keenayaan oo isticmaalayaan Al-Qaacida oo aan Soomaali ahayn.
 
Somaliya in la soo weeraro waxaa keena dadkaan dagaalammaya ee aan Somaliya u dhalan kuwaasoo dhib wayn u geystay dalal kale sida Ciraaq iyo Afqaanistaan. Mana lumin karno jaaniskaan qaaliga ah oo aan ku so afjari karno labaatankii sano ee kala dambayn la’aanta iyo raafaadka aan ku jirnay. Tani waxay u darantahay tahay Somalia, Geeska Africa iyo caalamkaba.
 
Yaanu wax shaki ah idinka gelin in Dawaladda Somaliyeed ay diyaar u tahay awoodna u leedahay inay dadkeeda ka difaacdo gardarraysiga, waxaan kalsooni ku qabnaa in shacabka Somaliyeed ay nagala qaybqaadan doonaan halgankaan.
 
Waxaan ka codsanayaa dadka Somaliyeed iyo beesha caalamka in ay Dawladda Soomaaliyeed taakuleeyaan si loo jabiyo dagaal-yahannadaan aan wadanka u dhalan kuwaasoo ka soo horjeeda qarranimada Somaliyeed iyo sharafteeda. Wax mar marsiyo ah oo lagula dagaali karo DFKM ma ay jiraan, waayo waxaan fulinay shareecada, waxaan bilownay dib u heshiin, waxaan bilaawnay inaan dib u dhis ku samayno hayadaha Dawladda. Waxaan fahmi karnaa kooxahaan aan diyaarka u ahayn inay Dawladda dib u heshiin la sameeyaan ay duullaan ku yihiin nabad same kunoolaanshaha dadka Soomaaliyeed.
 
Waxaan aad u soo dhawaynayaa go’aankii dawaa ee IGAD iyo codsigii AUdu ka codsatay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in ay ku soo rogto cuna qabatayn kuwa xasilooni darrada ka abuuraya geeska Africa. Waxaan uga yaboohaynaa Dawladda Eretereeya inay joojiso faragalinta ay ku hayso arrimaha guddaha ee Somaliya iyo taageeridda kuwa lasoo marin habaabiyay ee usoo jeestay inay Somaliya burburiyaan.
 
AMISOM nabadda iyo xasiloonada Somaliya kaalin muhiim ah ayay ka cayaaraysaa, annaguna aad ayaan uga mahadnaqaynaa sida ay uga go’antahay inay Somaliya caawiyaan. Kaalintooda waqti xaadirkaan waa muhiim waana loobahan yahay. Ciidamada AMISOMna waxay aad ugu kulul yihiin inay wadamadooda ku laabtaan marka uga horraysa ee aan awood u helno inaan wadanka amaankiisa sugno. Waxaa shaki la’aan ah in aakhirka Soomaaliya guushu raaci doonto.

 


Other Press Releases

1.War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Afhayeenka dawladda federalka KMG ee Soomaaliya

Mogadishu: Ra’isul...

More


2.Booqashada Madaxweynaha Soomaaliya ee Maraykanka

Muqidsho:  Warfaa...

More


3.Kulanka Madaxweynaha iyo Golaha Wasiirada

Kulan aad u xasaasi ah oo ay yeesheen golaha wasiirada iyo Madaxweynaha soomaaliya ayaa maanta oo talaada ah ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya.

Shirka ayaa ku ...

More


4.

Not  Available in Somali

...

More


5....

More


6.WARSAXAAFADEED KASOO BAXAY XAFIISKA RAYSULWASAARAHA

 

WAR SAXAAFADEED
 
More
7.Ciidameynta Malleeshiyaatka

Muqdiso, 05 August 2009, More


8.Shir jaraa’id, August 6, 2009

Remarks with Somali Transitional Federal Government
President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed

Hillary Rodham Clinton
Secretary of State
Nairobi, ...

More


9.Shir jaraa’id - 4th August 2009

1.Waxaan ku bogaadinayaa geesinamadii ay naftooda qaaliga ah ugu hureen difaaca Dalka iyo Diinta, waxaana tacsi u dirayaa dhammaan eheladii ay ka geeriyoodeen Geesiyaashii Naftooda Qaaliga ah Ku Waayay Difaaca Dalka ( Naxariistii Jano Allaha Ka Waraabiyo)

2.Sidoo Kale Waxaan Bogaadinayaa ...

More


10.Shir jaraa’id, Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed - 27th July 2009

Maanta Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed wuxuu ka qayb galay kulankii baarlamaanka ee manta. Madaxweynuhu qodbad ayuu ka hor akhriyey baarlamaanka maantay.

Waxyaabihii uu qodbadiisa ka hadlay waa sidatan:

1. Tacsi uu u diray mudanayaashii baarlamaanka ee geeriyooday dhowr...

More


11.Shir jaraa’id, Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed - 12th July 2009

 Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed wuxuu maantay oo Axad ah taariikhduna tahay 12 ka  uu qabtay shir jaraa’id.

Madaxweynuhu wuxuu shirkiisa jaraa’id ku bilaabay sidatan:
 

1. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa geesiyada ciidankeenn...

More


12.Shir jaraa’id - 28th June 2009

1. Salaan
2. Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa, Munaasabadihii 26kii June ee Gobollada woqooyi ee Soomaaliya Xorriyadda Qaateen iyo 1da July oo ah maalintii ay Gobollada koofureed Xornimada qaateen iyo weliba mallintii ay Walaaleheena Gobollada Woqooyi suuragal ka dhigeen oo h...

More


13.Shir jaraa’id - 22nd June 2009

1.Waxaan Tacsi u diraynaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee dhimasho, dhaawac iyo barakac soo gaartey
2. Waxaan aad ugu mahad celinayaa ciidamada qaybohooda kala duwan iyo shacabka soomaaliyeed ee sida geesinimo leh uga hortegey cadawga dalkooda soo weeraray. Waxaanan hubna Inshallah in ay ...

More


14.Shir jaraa’id, Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed - 18 June 2009

Sunday 01 August 2010 10:49 AM
  Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalk...
Sii aqri
Sunday 01 August 2010 10:33 AM
  Shirkii Isbahaysiga Sanca oo m...
Sii aqri
Sunday 01 August 2010 10:25 AM
  Wasiirka warfaafinta Soomaaliy...
Sii aqri




Wasaaradda Xannaanada Xoolaha
Wasaaradda Horumarinta Haweenka & Daryeelka Qoyska
Wasaaradda Hurumarinta Reer miyiga
Wasaaradda Warfaafinta
Wasaaradda Caafimaadka
Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda
Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka
Wasaarado Badan
Home  |  Madaxweynaha  |  Ra'iisul wasaaraha  |  Baarlamaanka  |  Maqalka & Fiidiyowyada  |  Wararkii ugu dambeeyay
Xidhiidhada Muhiimka ah  |  War Saxaafadeed  |  Weydii Dowadda  |  Nagala Soo Xidhiid  |  Barta ShaqaalahaAdministrator

©Copyright 2009.All Rights Reserved