Xulo Luuqaddaada: Somali  |   English  
   Raadi:  
War Saxaafadeed  |  Nagala Soo Xidhiid  

Dowladda Federaalka Kumeel-Gaarka (DFKMG) ee Jamhuuriyadda Soomaaliya waa Dowladda Soomaaliyeed ee waqti xaadirkaan adduunyadu aqoonsantahay.

 

Sii aqri

> Home
> Madaxweynaha
> Ra'iisul wasaaraha
> Baarlamaanka
> Maqalka & Fiidiyowyada
> Wararkii ugu dambeeyay
> Xidhiidhada Muhiimka ah
> War Saxaafadeed
> Weydii Dowladda
> Nagala Soo Xiriir


AXDIGA KU MEELGAARKA AH
DASTUURKA



Wareysi waxqabadka waaxda socdaalka iyo jinsiyaddaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya
Wareysi Waxqabadka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya.
Dowladda Federaalka Kumeel-Gaarka (DFKMG) ee Jamhuuriyadda Soomaaliya waa Dowladda Soomaaliyeed ee waqti xaadirkaan adduunyadu aqoonsantahay.
 
Waa qayb ka mid ah Hay’adaha Federaalka KMG sida ku qeexan Axdiga Federaalka KMG ee Soomaaliya kaasoo ay ansixiyeen Barlamaanka Federaalka KMG ee Soomaaliya bishii Nooveembar 2004. Dowladda waxaa taageersan qeybaha kala duwan ee Beesha Caalamka.
 
Dowladda Federaalka KMG ee Soomaaliya waxay rasmi ahaan ka koobantahay qaybta sare ee hay’yadda sharcidejinta (Barlaamaanka Federaalka KMG) iyo Xukuumadda uu hogaamiyo Ra’’iisul Wasaaraha. 
 
Hay’adaha Dowladda KMG ee Soomaaliya waxaa hogaamiya Madaxweynaha kaasoo Golaha Wasiiraduna ay  hooosyimadaan asagoo u maraya Ra’iisul Wasaaraha. Si kastaba ha ahaatee, waxaa tilmaan guud laysu raaciyaa hay’adaha dowladda ee lo yaqaan Hay’adaha Dowladda KMG ee Soomaaliya.
 
Waqti xaadirkaan, saldhigga Dowladdu waa caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

 

Wednesday 10 March 2010 04:22 PM
  Maxaabiis Soomaali ah oo ku xi...
Sii aqri
Wednesday 10 March 2010 02:52 PM
  Sheekha Jaamacada Al-azhar oo ...
Sii aqri
Wednesday 10 March 2010 12:21 PM
  Madaxweynaha Soomaaliya iyo wa...
Sii aqri




Wasaaradda Lacagta
Wasaaradda Xannaanada Xoolaha
Wasaaradda Waxbarashada
Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Wasaaradda Horumarinta Haweenka & Daryeelka Qoyska
Wasaaradda Warfaafinta
Wasaaradda Arimaha Dibadda
Wasaarado Badan
Home  |  Madaxweynaha  |  Ra'iisul wasaaraha  |  Baarlamaanka  |  Maqalka & Fiidiyowyada  |  Wararkii ugu dambeeyay
Xidhiidhada Muhiimka ah  |  War Saxaafadeed  |  Weydii Dowadda  |  Nagala Soo Xidhiid  |  Barta ShaqaalahaAdministrator

©Copyright 2009.All Rights Reserved